1. Ogeysiis:
Waxaan dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ee Frei Staat Bayern la ogeysiineynaa in maalinta taariikhdu ay tahay 25.01.2025 la qabandoono Xafladdii lagu soo dhaweynayo Safaaradda Soomaaliyeed ee Jarmalka waxaa wadajir u qabanqaabinayo Jalliyadda Somali Community e.v. iyo Dalladda guud ee Jalliyadaha Soomaaliyeed ee Jarmalka. Xafladda waxaa lagu qabandoonaa IG Feuerwache, Ganghoferstraße 41.
2. wargelin:
Waxaan dhammaan ku wargelineynnaa Dumarka Soomaaliyeed ee ku nool Frei Staat Bayern Kulanweynaha Guud ee Haweenka Soomaaliyeed ee la qabandoonno maaninta ay Taariikhdu tahay 11.01.2025 waxaa lagu qabandoonaa IG Feuerwache, Ganghoferstraße 41, saacadda 14:00 - 22:00 ayey dhammaan doontaa.