Waa xafladdii soo dhaweynta maamul u sameeynta gobolada dhexe ee soomaaliya, gaar ahaan galgaduud iyo galmudug. xafladdu waxa ay ahayd mid si aad iyo aad ah looga soo qabgalay. Dadweynihii halkaas isugu yimid, waxay goobtaas ka muujiyeen xiisaha iyo hanweynida loo qabo in maamul loo dhanyahay oo caddaalad ku saleeysan uu ka istaago halkaas.
we are in construction